0
Your Cart
0
Your Cart

Qoraagu wuxuu dhiganahan
qorayay muddo 2sano ah,wuxuuna ka hadlayaa halgankii soomaalida waagii gumaystaha,wuxuu kaloo ka hadlayaa oo uu lafa gurayaa dagaalkii 1977’kii.

Buuggan wuxuu ka hadlayaa oo soo koobayaa dhacdo walba oo dhulka soomaaliyeed ka dhacday 1968 ilaa 2000.

Buuggan wuxuu xusuus qor u yahay qofwalba oo soomaali ah.

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.

Recently viewed products