$3.99Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Kani waa buug cilmi ah oo ka hadla barashada dhiigga, cudurrada ku dhaca iyo sida loo daaweeyo. Wuxuu muhiim u yahay ardayda caafimaadka barata iyo dhakhaatiirta si ay u fahmaan unugyada dhiigga iyo shaqadooda. Wuxuu si faahfaahsan u sharraxaa xanuunada dhiigga la xiriira sida dhiig-yarida iyo kansarka dhiigga.
Reviews
There are no reviews yet.