Tusmada Xikmadaha
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Waa ururin ka kooban weedho xikmadaysan, maahmaahyo iyo talooyin dhaxal-gal ah oo laga soo xigtay dadkii aqoonta iyo waayo-aragnimada lahaa. Buuggu wuxuu u adeegaa sidii qofka uu u heli lahaa hage nololeed oo ku dhisan caqli iyo deganaansho marka uu go’aanno gaarayo. Waa buug kooban oo maskaxda furaya, lagana dhex helayo jawaabo badan oo ku saabsan nolosha.
Reviews
There are no reviews yet.