Islam Between East and West
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggan uu qoray Cali Cizzat Begoofitsh (Ali Izetbegovic) wuxuu falanqeynayaa falsafadda Islaamka iyo sida uu u yahay dhexdhexaad u dhexeeya hanti-wadaagga iyo hantigoosadka. Waxa uu isbarbardhig ku sameynayaa diinta, farshaxanka, iyo sharciga isagoo soo bandhigaya in Islaamku yahay xalka keliya ee isku dhex rida ruuxda iyo maadada.
Reviews
There are no reviews yet.