$3.99Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani waxa uu ka hadlayaa caqabadaha xagga caqiidada ee ka dhashay fikirka cilmaaniyadda iyo diin-la’aanta ee ku soo duulay dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxa uu soo bandhigayaa doodaha iyo shakiyada inta badan la keeno iyo sida loogu jawaabo si caqli iyo cilmi ku dhisno. Waa darasado muhiim u ah ilaalinta aqoonsiga diineed iyo dhaqan ee bulshada.
Reviews
There are no reviews yet.