Hantida Khayraad Ee Kujirta Insaanka
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani wuxuu xoogga saaraa in qofka bini’aadamka ah uu yahay khayraadka ugu qaalisan ee dhulka saaran, isagoo xambaarsan karti iyo hibbooyin aan xad lahayn. Wuxuu dadka ku dhiirrigelinayaa inay dhexda ka baaraan naftooda si ay u soo saaraan hantida qarsoon ee maskaxdooda iyo gacantooda ku jirta. Waa hage ku saabsan horumarinta khayraadka dadka.
Reviews
There are no reviews yet.