$3.99Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani waxa uu iftiiminayaa kartida iyo hibada ku dhex qarsoon qofka oo aanu inta badan isticmaalin. Waxa uu bixinayaa tilmaamo ku saabsan sidii loo soo saari lahaa awoodahaas si loogu gaaro guul dhaqaale iyo mid shakhsi. Waa dhiirigelin ku aadan in qofku yahay mishiin wax soo saar haddii uu ogaado hantida maskaxdiisa ku jirta.
Reviews
There are no reviews yet.