$3.99Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Waa buug hage ah oo ka hadlaya dunida sarifka lacagaha qalaad (Forex) isagoo ku qoran afka Soomaaliga. Wuxuu sharraxayaa sida loo bilaabo ganacsigaan, khataraha ku jira, iyo istaraatiijiyadaha guusha lagu gaaro. Waa il muhiim u ah qofka raba inuu ka faa’iidaysto suuqyada caalamiga ah.
Reviews
There are no reviews yet.