0
Your Cart
0
Your Cart

Way badan yihiin waxa la qoro, sayladaha adduunkana waxaa la keenaa buug kala duwan qadar iyo qiimaba, haseyeeshee waxaa aad uyar waxa ka xasila wadarta sidaa ubadan ee gala kaydka wax ku oolka ah ee hal abuurrada wax qora. Waxan akhriyay buugaag badan oo afsoomaali lagu qoray, mana arag wax la mid ah buuggan miiska ii saaran ee (fahamka nafteenu waa furaha nolosheenna)

Reviews

There are no reviews yet.

Only logged in customers who have purchased this product may leave a review.