Dark Psychology (Cilmi-nafsiga Madow)
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Mawduucan waxa uu xoogga saaraa fahamka xeeladaha qarsoon ee dadka qaar u isticmaalaan si ay dadka kale u maareeyaan (manipulation) ama u saameeyaan iyadoo dano gaar ah laga leeyahay. Waxa uu barayaa akhristaha sida loo garto dabeecadaha khayaanada ku dhisnaan kara, sida sasabashada xun ama cadaadiska nafsiga ah. Ujeeddada ugu weyn ee barashadiisu waa in qofku iska difaaco dadka raba inay ka faa’iidaystaan ama maskaxdiisa saameeyaan.
Reviews
There are no reviews yet.