Calmaaniyadda Daacuunka Casriga
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani waxa uu ka hadlaa khatarta fikirka calmaaniyadda iyo sida uu u saameeyay caqiidada iyo dhaqanka bulshada Muslimka ah. Waxa uu qoraagu si kulul u naqdinayaa mabaadi’da ka fogeynaya diinta nolosha dadka, isagoo ku tilmaamaya “daacuun” ku dhex faafaya maskaxda dhalinyarada. Waa darasado loogu talagalay in lagu difaaco aqoonsiga islaamiga ah ee casrigan.
Reviews
There are no reviews yet.