Boqortooyadii Reer Saba
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani wuxuu ka sheekaynayaa mid ka mid ah boqortooyooyinkii ugu caansanaa taariikhda ee ka jiray koonfurta carbeed iyo xiriirkii u dhexeeyay boqorad Bilqiis iyo Nebi Suleymaan. Wuxuu baaritaan ku sameeyaa horumarkii dhanka dhismaha, beeraha, iyo ganacsiga ee ay reer Sabu caanka ku ahaayeen. Waa socdaal taariikhi ah oo xambaarsan casharo iyo xikmado badan.
Reviews
There are no reviews yet.