Astaamaynta Qoraalka iyo Xeerarka
$3.99 Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani waa hage muhiim u ah barashada calaamadaha iyo qawaaniinta loo isticmaalo qoraalka afka Soomaaliga si uu u noqdo mid cad oo fahamkiisu fudud yahay. Wuxuu sharraxayaa halka la dhigo hakadka, dhibicda, iyo calaamadaha kale ee qurxiya dhambaalka qoran. Waa qalab muhiim u ah qoraayaasha, ardayda, iyo qof kasta oo qoraal soo saara.
Reviews
There are no reviews yet.