$3.99Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Kani waa buug inta badan ka hadla hoggaanka iyo shakhsiyaadka bulshada ku dhex leh saamaynta togan ama dadka loo yaqaano “Hal-doorka”. Wuxuu falanqeynayaa sifooyinka laga rabo qofka hoggaamiyaha ah iyo sida uu bulshada u beddeli karo. Waa buug u qaabeysan inuu dhiso jiil hoggaamin kara bulshada Soomaaliyeed.
Reviews
There are no reviews yet.