$3.99Original price was: $3.99.$1.99Current price is: $1.99.
Buuggani wuxuu ka sheekaynayaa riyada dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku aaddan dalka dibaddiisa iyo saamaynta ay ku leedahay noloshooda. Waxaa lagu falanqeeyaa dhibaatooyinka laga dhaxlo tahriibta iyo raadinta nolol ka duwan tan dalka. Waa muraayad laga dhex arkayo xaqiiqada dhabta ah ee socdaalka iyo dhalanteedka.
Reviews
There are no reviews yet.